Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay inta badan xiran (Daawo Sawirro)

Waxaa saakay xiran inta badan Ganacsigii ka jiray Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdidsho, ganacsatada ayaana isku raacay in aysan saakay furin ganacsigooda ilaa inta laga xalinayo cabashadooda. Ganacsatada ayaa diidan bixinta canshuur dheeraad ah oo Wasaarada Maaliyada kusoo rogtay, waxa ayna ganacsatada qaarkood sheegeen in aysan cadaalad aheyn in Muqdisho kaliya lagu soo rogo canshuur … Continue reading Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo saakay inta badan xiran (Daawo Sawirro)